Mid ka mid ah dowladaha Carabta oo si lama filaan ah u shaacisay ciidamo ka jooga Soomaaliya

Sida lagu soo daabacay Wargeysyo ka soo baxa dalalka Carabta Boqorka dalka Urdun ayaa markii ugu horeysay shaaciyey inay dalkiisa ciidamo ka joogaan Somalia, kuwaasoo qeyb ka ah hawlgalka la-dagaalanka Alshabaab. Boqor Cabddalla Al-Thaani ayaa hadalkan u sheegay mar uu la kulmay Mudanayaal ka tirsan Kongareska Maraykanka, balse ma shaacin tiradooda. Waxa uu xusay in … Continue reading Mid ka mid ah dowladaha Carabta oo si lama filaan ah u shaacisay ciidamo ka jooga Soomaaliya